SOLTECH Academy

Graphic Design And Facebook Ads

Get course
Graphic Design and Facebook Ads

Maxaad ku baraneysaa Koorsadaan oo ka kooban 2 koorso oo isasaaran oo ah Graphic Design and Facebook Ads?

waxyaabaha aad ku baran doontid waxaa kamid ah:

1 Photoshob oo aad ku baran doontid:

  • introduction
  • interface
  • Understanding Photoshop Environment
  • Move Tool
  • How to remove background
  • Eyedropper, crop, Typing tools
  • practical sanction
  • layers and how to use
  • Retouching Tool
  • Photo Editing

 

 2 Adobe Iluustrator oo aad ku baran dootid:

  • Introduction
  • Workspace
  • File Formats and Artboards
  • Tools
  • Selection Tool
  • shape Builder
  • Type Tool
  • Making Board
  • Collection Tools
  • Pen Tool
  • Gradients
  • brochure Design
  • Image Tracing
  • Branding Concept
  • Logo Design
  • D Card
  • Business Card
  • Latter Heard
  • Mockups
  • How to Design Logo Using Pen Tool

3 Adobe in design oo aad ku barandoontid:

  • Sida loo sameeyo QR Code 
  • Sida buugaagta loogu sameeyo
  • iyo guud ahaan waxyaabaha la xariira Textiga 

4 Facebook ADs oo aad ku baran doontid :

  • fahanka guud ee digital Marketing
  • Ereyada la adeegsado marka la joogo Digital Marketing 
  • Qaaabka loo sameeyo post guulrysta 
  • Qaabka loo sameeyo Facebook Business Page 
  • qaabaka loogu xiro Meta Business suite 
  • qaaka loo sameeyo Xayeysiimaha Facebook 
  • Qaabka lo taxliiliyo waixii kasoo laabtay xayeysiinta 
  • waa wada practical

 

yaa qaadan karo koorsadaan?

  • waa inuu yaqaanaa ass aaska computerka 
  • sida isticmaalka microsoft programs
  • sida wax loo soo degsado 
  • iyo wixii lamid ah

Maxaan awood uyaalanayaa markaan dhameeyo koorsadaan ?

  • waxaad awoodi doontaa:
  • inaad sameysid naqshad walba oo kugu soo dhacda
  • waxaad awood uyeelan doontaa inaas sameysid logoyinka
  • waxaad awood uyeelan doontaa inaad sameysid boorarka
  • waxaad awood uyeelan doontaa inaad sameysid postiyada kaladuwan
  • waxaad awood uyeelan doontaa inaad branding u sameysid ganacsiyada
  • waxaad awood u yeelan doontaa inaad iskaaga ushaqeysamto
  • waxaaad awood uyeelan dontaa inaadmaamusha barta facebook ee companiga aad jaceshahay ama aad la shaqeyneysid sida :
  • saarista xayeysiimaha
  • falanqeyna feedback ee ka soo laabta xayeysiimaha.
  • iyo waxwalba oo laxiira naqshadeynta iyo xayeysiimaha Facebook

iska diiwaangeli koosada Graphic Design and Facebook Ads oo qaado hada

ama dib ubooqo website keena soltechacademy 

Be the first to add a review.

Please, login to leave a review