SOLTECH Academy

Complete Graphic Design

58 Students enrolled
0
0 reviews
  • Description
  • Curriculum
web thamnail courses-02.jpg

Maxaad ku baraneysaa Koorsadaan Graphic Design ?

waxyaabaha aad ku baran doontid waxaa kamid ah:

1 Photoshob oo aad ku baran doontid:

  • Graphic Design
  • introduction
  • interface
  • Understanding Photoshop Environment
  • Move Tool
  • How to remove background
  • Eyedropper, crop, Typing tools
  • practical sanction
  • layers and how to use
  • Retouching Tool
  • Photo Editing

 

 2 Adobe Iluustrator oo aad ku baran dootid:

  • Graphic Design
  • Introduction
  • Workspace
  • File Formats and Artboards
  • Tools
  • Selection Tool
  • shape Builder
  • Type Tool
  • Making Board
  • Collection Tools
  • Pen Tool
  • Gradients
  • brochure Design
  • Image Tracing
  • Branding Concept
  • Logo Design
  • D Card
  • Business Card
  • Latter Heard
  • Mockups
  • How to Design Logo Using Pen Tool

3 Adobe in design oo aad ku barandoontid:

  • Sida loo sameeyo QR Code 
  • Sida buugaagta loogu sameeyo
  • iyo guud ahaan waxyaabaha la xariira Textiga 

 

yaa qaadan karo koorsadaan?

  • waa inuu yaqaanaa ass aaska computerka 
  • sida isticmaalka microsoft programs
  • sida wax loo soo degsado 
  • iyo wixii lamid ah

Maxaan awood uyaalanayaa markaan dhameeyo koorsadaan ?

  • waxaad awoodi doontaa:
  • inaad sameysid naqshad walba oo kugu soo dhacda
  • waxaad awood uyeelan doontaa inaas sameysid logoyinka
  • waxaad awood uyeelan doontaa inaad sameysid boorarka
  • waxaad awood uyeelan doontaa inaad sameysid postiyada kaladuwan
  • waxaad awood uyeelan doontaa inaad branding u sameysid ganacsiyada
  • waxaad awood u yeelan doontaa inaad iskaaga ushaqeysamto.

iska diiwaangeli koosada Graphic Design and Facebook Ads oo qaado hada ama dib ubooqo website keena soltechacademy